27 Aug 2024

Garowe 27/08/2024- Madaxweyne Ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‹๐ฎ๐ ๐š๐ญ๐จ๐จ๐ซ waxa uu si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Sugnaanta Cuntada & Nafaqada Puntland. Shirweynahaas waxaa ka soo qayb galay guud ahaan hayโ€™adaha Dawladda ee Wax-soo-saarka ku hawlan iyo hayโ€™adaha caalamiga ah ee wada shaqeynta la leh qaarkood.Wasaaradda Ganacsiga, Warsh...

01 Aug 2024

Garoowe, 01 Aug 2024- Madaxda Dawladda Puntland waxaa ka goโ€™an in guud ahaan hayโ€™adaha kala duwan ee Dawladdu ku shaqeeyaan xarumo ay leeyihiin, taasoo wax badan ka tareysa habsami u socodka hawlaha baaxadda leh ee dawladdu u xilsaaran tahay.Sidoo kale, masโ€™uuliyiinta kala duwan ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga Dawladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiir Axmed Shire ...

13 Jul 2024

BOOSAASO-Wasiirka Ganacsiga Dowladda Puntland Mudane Axmed Shire Siciid oo ay weheliyaan Gudoomiyaha ku-xigeenka rugta ganacsiga Puntland Maxamed waaberi iyo isuduwaha wasaarada ee gobolka Mohamed Cali Yusuf ayaa kulan is xog wareysi ah la yeeshay qaar ka mid ah Ganacsatada Magaalada Bosaaso.Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada shaqeynta ganacsatada iyo Wasaarada iyadoo la iska kaasha...

11 Jul 2024

Wasiirka Ganacsiga Dowladda Puntland Axmed Shire Siciid ayaa kormeeray Dekedda Magaalada Bosaaso isagoona soo indha indheeyaya ganacsiyada kala duwan ee ka dagaaya iyo kuwa ka dhoofayaa dekedda waxaana halkaas kusoo dhoweeyaya isuduwaha wasaarada ee gobolka bari Mohamed Cali Yusuf iyo Maamule ku-xigeenka Furdada Bosaaso Cabdulaahi Maxamed Taliye ku-xigeenka dekedda Ganacsato iyo masuuliy...

15 Mar 2023

shirkaan oo maalinkii sadexaad ka socda casimada puntland garowe ayaa alag ayaaba in uu maantay soo gaba gaboobo , oo horay usoo qaban qaabisay wasaradda ganacsiga W/M dowlada puntland ee uu hogaaminayo wasiirka ganacsig W/M dowlada puntland Cabdale ali maxamed (xaashawe)shirkan oo socon dona mudo sadex bari shirkan oo loga kala yimid dalal kala duwan...

16 Feb 2023

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Gobolka Gardafuu ayaa booqday marsada dabiiciga ah ee deegaanka Boolimoog, oo ah marso la adeegsan jiray xili hore taasi oo qorshuhu yahay in dayactir lagu sameeyo si dhowaan ay u noqoto meel laga faaidsato oo ay ka faaidaan dadka reer Puntland.Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee deegaank...

12 Feb 2023

BURTINLE-12-FEBRUARY-2023: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane cabdalla Cali Mohamed Xaashaawe oo qayb ka ah wafti wasiiro iyo Xildhibaano ah ayaa maantay ka qaybgalay munaasabadda daah-furka is diwaangelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmada Burtinle.Guddiga TPEC iyo Masuuliyiinta Golayaasha Dowladda ayaa degmadda Burtinle saaka ka...

12 Feb 2023

BURTINLE-12-FEBRUARY-2023: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane cabdalla Cali Mohamed Xaashaawe oo qayb ka ah wafti wasiiro iyo Xildhibaano ah ayaa maantay ka qaybgalay munaasabadda daah-furka is diwaangelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmada Burtinle.Guddiga TPEC iyo Masuuliyiinta Golayaasha Dowladda ayaa degmadda Burtinle saaka ka...

02 Feb 2023

GAROOWE-28-JUNAURY-2023: Wasiirka Ganacsig, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane Cabdalla Cali Xaashaawe ayaa ka qayb galay kulan u dhaxeeyay Wasiiro iyo Masuuliyiin ka socday Hayโ€™adaha Puntland iyo Wafti ka socday Bangiga Adduunka oo ay hogaaminaysay Madaxa Bangiga ee Soomaaliya Mrs Kristina Svensson. Shirka waxaa si qoto dheer looga wada hadlay mashaariicda horumarint...