12 Feb 2023

BURTINLE-12-FEBRUARY-2023: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane cabdalla Cali Mohamed Xaashaawe oo qayb ka ah wafti wasiiro iyo Xildhibaano ah ayaa maantay ka qaybgalay

BURTINLE-12-FEBRUARY-2023: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane cabdalla Cali Mohamed Xaashaawe oo qayb ka ah wafti wasiiro iyo Xildhibaano ah ayaa maantay ka qaybgalay munaasabadda daah-furka is diwaangelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee Degmada Burtinle.
Guddiga TPEC iyo Masuuliyiinta Golayaasha Dowladda ayaa degmadda Burtinle saaka ka daahfuray isdiiwaangelint.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *