15 Mar 2023

15 March 2023: Waxaa maalintii saddexaad si toos ah u bilaambay Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland (Puntland Economic Corridor & Investment Conference.

shirkaan oo maalinkii sadexaad ka socda casimada puntland garowe ayaa alag ayaaba in uu maantay soo gaba gaboobo ,

oo horay usoo qaban qaabisay wasaradda ganacsiga W/M dowlada puntland ee uu hogaaminayo wasiirka ganacsig W/M dowlada puntland Cabdale ali maxamed (xaashawe)shirkan oo socon dona mudo sadex bari shirkan oo loga kala yimid dalal kala duwan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *