15 Mar 2023

13 march, 2023 Garoowe | Waxaa maanta ka furmay Maalinta Koowaad ee Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland (Puntland Economic Corridor & Investment Conference.

shirkaan waxaa soo qaban qaabisay wasaradda ganacsiga W/M dowlada puntland oo uu hogaaminayo wasiirka ganacsig W/M dowlada puntland Cabdale ali maxamed (xaashawe)shirkan oo socon dona mudo sadex bari shirkan oo loga kala yimid dalal kala duwan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *