27 Aug 2024

๐’๐‡๐ˆ๐‘๐Š๐€ ๐Š๐Ž๐‘ ๐” ๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐’๐“๐€ ๐’๐”๐†๐๐€๐€๐๐“๐€ ๐‚๐”๐๐“๐€๐ƒ๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐๐€๐…๐€๐๐€๐ƒ๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ

Garowe 27/08/2024- Madaxweyne Ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‹๐ฎ๐ ๐š๐ญ๐จ๐จ๐ซ waxa uu si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Sugnaanta Cuntada & Nafaqada Puntland. Shirweynahaas waxaa ka soo qayb galay guud ahaan hayโ€™adaha Dawladda ee Wax-soo-saarka ku hawlan iyo hayโ€™adaha caalamiga ah ee wada shaqeynta la leh qaarkood.Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga Dawladda Puntland waxa ay ka mid aheyd hayโ€™adaha dawladda ee shirkaas lagu casuumay waxaa shirkaas ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda ๐Œ๐. ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ž ๐’๐ข๐œ๐ข๐ข๐ oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ฌ๐š๐ฆ๐š๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ iyo Agaasimaha Waaxda Tayo-dhawrka Badeecadaha ๐’๐š๐ฅ๐š๐š๐ ๐€๐š๐๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐Wasiir Axmed oo madashaas ka hadlay; wuxuu carrabka ku adkeeyey si loo helo sugnaan cunto in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo helista:โ–  Maalgashi gudeed iyo mid caalami ah si looga faa’iideysto kheyraadkeenna dihin.โ–  In tayo-dhawrka badeecadaha la xoojiyo si kor loogu qaado bedqabka iyo caafimaadka bulshadaโ–  In kor loo qaado Wax-soo-saarka dalka si isku filnaansho cunto loo gaaro, loona yareeyo ku tiirsanaanta in badeeco kasta laga keensado dalka dibeddiisa. ๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐š ๐Œ๐š๐ก๐š๐ ๐ฅ๐ž๐ก

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *