23 Apr 2022
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL Oo Warbixin ka Dhagaystay Agaasimaha Waaxda Ganacsiga, Agaasimaha Waaxda Ganacsiga ayaana Wasiirka la Wadaagay Waxqabadyadii Sadexdii Sano ee ugu danbaysay , Caqabadihii iyo Fursadihii ay heshay Waaxdu, Kulanka Waxaa Goob Joog ahaa Wasiir ku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyda iyo Madax Qaybeedyada Wasaarada Ganacsiga...
