23 Apr 2022

Warbixinta Waaxda Ganacsiga

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL Oo Warbixin ka Dhagaystay Agaasimaha Waaxda Ganacsiga, Agaasimaha Waaxda Ganacsiga ayaana Wasiirka la Wadaagay Waxqabadyadii Sadexdii Sano ee ugu danbaysay , Caqabadihii iyo Fursadihii ay heshay Waaxdu, Kulanka Waxaa Goob Joog ahaa Wasiir ku Xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyda iyo Madax Qaybeedyada Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *