19 Apr 2022

Shirka Wasaaradda

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL Oo Warbixino Ka dhagaystay Waaxyaha kale duwan Ee Wasaaradda, Waaxyaha ayaana Soo Gudbiyey Shaqooyinka ay Bulshada Puntland U hayaan , Fursadaha Iyo Caqabadaha Haysta Waaxyahood, Wasiirka ayaana uga mahad celiyey Xogtan ay la Wadaageen isaga oona kula Dardaarmay in ay shaqada sii dardar galiyaan,Kulankan Waxaa Wasiirka ku Weheliyey Wasiir ku Xigeenka iyo Wasiiru Dowlaha Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *