02 Feb 2023
GAROWE-31-JANUARY-2023: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane Cabdalla Cali Mohamed Xaashaawe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Hayβadda GIZ oo hoggaaminasay madaxa mashruuca beeraha iyo tayo-dhawrka ee Somalia Gabriel Maria.
Wasiirka ayaa sharaxaad ka siiyay shaqooyinka hor tabinta leh oo loo baahan yahay Hayβadda iyo Wasaaradd...
