29 Jun 2022

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdalla Ali Mohamed (xaashaawe) Ayaa Kullan la qaatay Masuuliyiin ka socday Bangiyadda ka hawl galla Puntalnd

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdalla Ali Mohamed (xaashaawe) Ayaa Kullan la qaatay Masuuliyiin ka socday Bangiyadda ka hawl galla Puntalnd, kullankan oo daarnaa kala warqaadasho iyo xoojinta Wadashaqaynta Wasaaradda iyo Bangiyadda ka hawl gala Puntalnd ayaa ku soo dhamaaday guul iyadoo lagu ballamay in ay joogto ahaadaan kulamadda noocan oo kale ah si loo xoojiyo Wada shaqaynta, Shirka waxaa Goob joog u ahaa Wasiir u dawlaha wasaaradda Ganacsiga, Wasiirku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga, Agaasimaha Guud iyo Agaasimaha waaxda Maalgashiga ee Wasaaradda Ganacsiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *