02 Feb 2023

GAROWE-31-JANUARY-2023: Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane Cabdalla Cali Mohamed Xaashaawe ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madax ka socotay Hay’adda GIZ oo hoggaaminasay madaxa mashruuca beeraha iyo tayo-dhawrka ee Somalia Gabriel Maria. Wasiirka ayaa sharaxaad ka siiyay shaqooyinka hor tabinta leh oo loo baahan yahay Hay’adda iyo Wasaaradd...

29 Jun 2022

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdalla Ali Mohamed (xaashaawe) Ayaa Kullan la qaatay Masuuliyiin ka socday Bangiyadda ka hawl galla Puntalnd, kullankan oo daarnaa kala warqaadasho iyo xoojinta Wadashaqaynta Wasaaradda iyo Bangiyadda ka hawl gala Puntalnd ayaa ku soo dhamaaday guul iyadoo lagu ballamay in ay joogto ahaadaan kulamadda noocan oo kale ah s...

05 Jun 2022

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga dowladda Puntland Mudane Cabdalle Cali Mohamed "Xaashaawe" ayaa ka qaybgalay Munaasibad si rasmi ah loogu soo gabo gabagabaynayay mashruuc lagu magacaabo Saxansoxo oo socday muddo 10 sano ah oo ujedkiisu ahaa dhir beerista iyo ka hortagga Xaalufka Deegaanka.Mashruucaas oo ay taageerto Dowladda Finland ayaa muddo 10 sano ah ka socda...

01 Jun 2022

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL ayaa Wasaarada ku soo dhaweeyey Agaasimaha Hay'adda Astaynta Maamul wanaagga Booqashadan maanta uu ku yimid Agaasimaha Guud Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo maalgashiga Dowladda Puntland ayaa salka ku haysay, qiimayn, kor meeris iyo sidii loo fifircooni galin lahaa Hay'addaha dowladda dhanka Maamul wanaagga iyo kor u qaadist...

24 May 2022

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL oo Shir gudoomiyey Shir looga Hadlaayey Horumarinta iyo Kor u Qaadida Dakhliga Dawlada Puntland oo ay iska kaa Shanayaan Wasaarada Ganacsiga iyo Wasaarada Maaliyadda Dowladda Puntland, Kulanka intii uu socday Waxaa la isku dhaafsaday Fursadaha lagu Horumarin karo korna loogu Qaadi karo Dakhliga.Shirkan Waxaa Goob joog u ahaa Was...

19 May 2022

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga DPL Oo Shir La qaatay Ganacsatada ku Nool Caasumada Dawlada Puntland ee Garoowe, Kulan kan oo ujeedkiisu ahaa Isbarasho , Isxog waraysi , Wasiirka iyo Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa inta uu Shirku Socday Ganacsatada la Wadaagay in ay u hayaan Casumaad lagu Soo bandhigayo Carwo ganacsi oo ka dhacaysa Dalka Ethiopia, Ganacsatada ayaana...