29 Jun 2022 kulan Wasiirka iyo Hay`ada World Vision admin News 0 Comment Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga,Warshadaha iyo Maalgashiga Puntland Cabdalla Ali Mohamed (xaashaawe) Ayaa kulan La Qaatay Masuuliyiin ka socota Hayada World Vision yaga oona ka Wada Hadlay Horumarinta Ganacsiga iyo Taageerida Ganacsiga yar-yar.