Garowe 27/08/2024- Madaxweyne Ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ฒ๐๐๐ฌ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ ๐๐ญ๐จ๐จ๐ซ waxa uu si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Sugnaanta Cuntada & Nafaqada Puntland. Shirweynahaas waxaa ka soo qayb galay guud ahaan hayโadaha Dawladda ee Wax-soo-saarka ku hawlan iyo hayโadaha caalamiga ah ee wada shaqeynta la leh qaarkood.Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga Dawladda Puntland waxa ay ka mid aheyd hayโadaha dawladda ee shirkaas lagu casuumay waxaa shirkaas ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda ๐๐. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ ๐๐ข๐๐ข๐ข๐ oo ay wehelinayaan Agaasimaha Guud ๐๐๐๐๐ข๐ฌ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ iyo Agaasimaha Waaxda Tayo-dhawrka Badeecadaha ๐๐๐ฅ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐Wasiir Axmed oo madashaas ka hadlay; wuxuu carrabka ku adkeeyey si loo helo sugnaan cunto in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo helista:โ Maalgashi gudeed iyo mid caalami ah si looga faa’iideysto kheyraadkeenna dihin.โ In tayo-dhawrka badeecadaha la xoojiyo si kor loogu qaado bedqabka iyo caafimaadka bulshadaโ In kor loo qaado Wax-soo-saarka dalka si isku filnaansho cunto loo gaaro, loona yareeyo ku tiirsanaanta in badeeco kasta laga keensado dalka dibeddiisa. ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐๐ก๐๐ ๐ฅ๐๐ก
