02 Feb 2023

GAROOWE-28-JUNAURY-2023: Wasiirka Ganacsig, Warshadaha iyo Maalgashiga Dowladda Puntland Mudane Cabdalla Cali Xaashaawe ayaa ka qayb galay kulan u dhaxeeyay Wasiiro iyo Masuuliyiin ka socday Hay’adaha Puntland iyo Wafti ka socday Bangiga Adduunka oo ay hogaaminaysay Madaxa Bangiga ee Soomaaliya Mrs Kristina Svensson.

Shirka waxaa si qoto dheer looga wada hadlay mashaariicda horumarinta ee Bangiga Addduunka ka fulinayo Soomaaliya, gaar ahaan Puntland.

Shirka ayaa ku soo dhammaaday in Dowladda Puntland iyo Banggiga adduunku ka wada shaqeeyaan xoojinta Dowlad dhiska Soomaaliya, gaar ahaan in hirgelinta Mashaariicdu noqdaan kuwa waafaqsan hannaanka Federaalka Dalka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *