27 Aug 2024

Garowe 27/08/2024- Madaxweyne Ku xigeenka ahna ku simaha Madaxweynaha Dawladda Puntland ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐ˆ๐ฅ๐ฒ๐š๐š๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‹๐ฎ๐ ๐š๐ญ๐จ๐จ๐ซ waxa uu si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Sugnaanta Cuntada & Nafaqada Puntland. Shirweynahaas waxaa ka soo qayb galay guud ahaan hayโ€™adaha Dawladda ee Wax-soo-saarka ku hawlan iyo hayโ€™adaha caalamiga ah ee wada shaqeynta la leh qaarkood.Wasaaradda Ganacsiga, Warsh...

01 Aug 2024

Garoowe, 01 Aug 2024- Madaxda Dawladda Puntland waxaa ka goโ€™an in guud ahaan hayโ€™adaha kala duwan ee Dawladdu ku shaqeeyaan xarumo ay leeyihiin, taasoo wax badan ka tareysa habsami u socodka hawlaha baaxadda leh ee dawladdu u xilsaaran tahay.Sidoo kale, masโ€™uuliyiinta kala duwan ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha & Maalgashiga Dawladda Puntland oo uu hoggaaminayo Wasiir Axmed Shire ...